2238 Views

Musharaxiinta Koonfur Galbeed Oo War Kasoosaaray Doorashada Maamulkaasi

Musharaxiinta Koonfur Galbeed Oo War Kasoosaaray Doorashada Maamulkaasi
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 —Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay iscasilaadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana ay soo jeediyeen in la dardargaliyo howlaha Doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.

Musharaxiinta xilka Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo jeediyay in ay muhiim tahay in dib loo dhigo doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ka dib markii ay sheegeen in dib u dhac uu ku yimid howlihii shaqadda maamulka Koonfur Galbeed.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale ku baaqay in si deg deg ah loo soo dhameystiro xubnihii iska casilay Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed.

W/Q:-Bashiir Barre 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment