1437 Views

Dhageyso:-Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Rag Nabadoon Caan Ahaa Ku Dilay Magalada Muqdisho

Dhageyso:-Xukun Dil Ah Oo Lagu Fuliyay Rag Nabadoon Caan Ahaa Ku Dilay Magalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 07, 2019 —Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa xukun dil ah ku fulisay labo shaqsi oo ka tirsanaa Shabaab,kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dileen Nabaddoon Soomaaliyeed.

Cabdiraxman Ciise Cali Fiidow iyo Xasan Cali Xasan Keerow oo horay u dilay AUN Nabadoon Hilowle Xeefow Xuseen ayaa saakay lagu fuliyay xukunkii dilka ahaa ee horay ugu xukuntay Maxkamadda Ciidamada.

Maxkamada Ciidamada ayaa waday maalmihii lasoo dhaafay toogashadda shaqsiyaad ka tirsan Shabaab,kuwaasoo lagu eedeeyay in ay dileen waxgarad iyo dad u shaqeya dowladda Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________________
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment