RW Kheyre soo si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo Posted on March 11, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Maarso 11, 2019 – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta…Read more »
Wasiirka Maaliyadda XFS oo dhagax dhigay dhismaha xarunta ilaalada canshuuraha ee Turabataariyo Posted on March 11, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Maarso 11, 2019 – – Xarumaha uu dhagax dhigay wasiirka maalayadda Soomaaliya ayaa muhiim u ah horumarinta aaladaha lagu qaado…Read more »
Jawaari Oo Ka Hadlay Geerida Wasiirkii Hore Ee Dastuurka Somalia Posted on March 11, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Maarso 11, 2019 – Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sidoo kalena ah Xildhibaan Ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…Read more »
Nin U Dhashay Malaysia Oo Aflagaadeeyey Islaamka Oo La Xukumay Posted on March 11, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | Maarso 11, 2019 – Warbaahinta gudaha ee dalkaasi waxay sheegeen in maanta xukun lagu riday Nin kale oo Diinta Islaamka…Read more »
Duqa Muqdisho oo Dan Guud kusoo celiyey Xaruntii Ciidanka Badda iyo Gurigii Taliyaha Ciidanka ee D/Cabdicasiis Posted on March 11, 2019 by QOL Editor | 0 Comments Muqdisho | QOL | 11 Maarso 2019 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray Wareegto ku aaddan…Read more »