1323 Views

DEG-DEG Qarax Kadhacay Muqdisho

DEG-DEG Qarax Kadhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 23 Maarso, 2019 –Waxaa Goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Xarunta Gaadiidka Ciidanka Booliska ee Degmada Cabdicasiis.

Qaraxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.

Ciiq iyo uuro ayaa Dgmooyinka Gobolka Banaadir laga arkayay markii uu qaraxa dhacay,kaasi oo jugtiisa laga maqlay inta badan Magaalada.

 

Khasaaro kala duwan ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay qaraxaasi,waxaana halkaasi laga maqlayaa rasaas xoogan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment