1491 Views

Maxay siyaasiinteenu Marwaliba Umooraal dilaan Maatida Soomaaliyeed ??

Maxay siyaasiinteenu Marwaliba Umooraal dilaan Maatida Soomaaliyeed ??
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso  29, 2019 –Dib umlicsiga Taariikhihii qaraaraa ee soomaray soomaaliya ayaa la sheegaa in Masuuliyadeeedu lahaayeen siyaasiin muruq wax kuraadinayey kuwaasi oo ka horyimid Dawladiii Uu madax weyanah ka ahaa Marxuum maxmed siyaad barre .

Duba Wax ay usoodaadegeen Masuuliyiintii markaa ka hor imaansanaa Dawladaa Xuduntii Dawladnimada soomaaliya ee Muqdisho

1991 Wax uu galay dalka marxad kaduwan marxaladii uu ku jiray sanada ka horre oo dawladnimadii ayaa isu badashay dabaabaad dagaal oo ay horboodayaan Mucaarda danihiisu kawaayey dawladnimad oo aanan udiirnaxay dadweynah.

Guud ahaan halkaa waxaa ku bur buray heerkalkii dawladnimo ee dalka waxaana curtay dagaalo sokeeyey oo udhexeeya qabaa ilaadka soomaliyeed iyadoona maati farabadan lagudilay wax aysan ogayn shacabkuna wax uu noqday kuwa Iyana uka firxada dunida daafaheed oo ay dawladnimo maciin bideen .

Iskudayo farabadan oo la iskudayey waxaa dalka loo hergaliyey dawlado kumeel gaar ah waloow ay jireen mucaarda yar ayar

2012 –Dalku wax uu galay marxad kaduwan marxaldihii horre Kaasi oo ahaa Federaal nidaamkan ayaa siyaasiin iyo aqoonyahana badan oo soomaliyeed ay u arkayeen in uu isku soo dhaweynkaro shacabaka ayaa waxaa bilaawaday Dhismayaasha Dawlad gobaleedyada dalka waxaa intaa dheer muqdisho iyo magaalooyinkale ayaa wali marti galinayey Qarxyo,dilal,iyo weeraro toos ah oo ay ku hayeen Kooxaha dawlada kazoo horejeeda ee al shabaab

8-feb-2017 ayaa marqurah waxaa dalka loodortay masuul ay la dhacsanaayeen siyaasiin ,shacab ,aqoonyahano iyo indheergaradaka dalka kaasi oo uu ahaa Maxamed cabdulaahi faramaajo .

 

Waxyaabihii taariiqda galay ee habeenkaa aan sootabinay aniga iyo tir wariyaal ah waxaa kamid ahaa weyyeel waqti danbe dibaad bax ka qayb galaya ,ciidan iyo shacab kala shaki qabay oo baabuurta wada raacaya iyo dabaal dagayo dalka iyo dibadiisa wada ruxay .

Nasiib Dar madaxweynihii oo aan mud xileedkiisa gaarin muda sand ah ayaaa waxaa ku bilaawaday mucaaradad xoogan oo lagu mooraldilayo shacabka soomaaliyeed iyadoona ay ku bilaaween siyaasiin kawaayey dana gaar ah oo ay karabeen iyo Masuuliyiin diidan in dul duleeladooda la arko hadii dawladu wanagsanaato.

Waxyaabah layaabka noqday ayaa ah in siyaasiintu ay dhiiagaliyaan Kooxaha dawalada ay dagaalka kula jirto oo ay canbaareen iyo eedaynba dusha kaga shubaan dawaladooda

Soo nasiib dar mahan hadii siyaasiintu fursad mucaad nima u arkaan qarx muqdisho ka dhaca iyo dil loogaysto maatidooda

Maxay siyaasiinteenu Marwaliba Umooraal dilaan Maatida Soomaaliyeed ??

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment