852 Views

Taliyaha Ciidanka xoogga oo ka hadlay dagaalka Gobolka Galgaduud

Taliyaha Ciidanka xoogga oo ka hadlay dagaalka Gobolka Galgaduud
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL |  September 21 2020
—Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janeraal Odowaa Yuusuf Raage oo la Hadlay Idaacada Ciidamada ayaa Sheegay in dagaalka Bulacle lagu dilay saraakiil iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Generaal Odowaa Yuusuf Raage waxa uu tilmaamay in dagaalka lagu dilay ku dhawaad 16 ka tirsan  Al-shabaab, kadib dagaal ka dhacay degaanka Bulacle ee Gobolka  Galgaduud.

Ugu dambeynti Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Xusay in dagaalka Al-shabaab looga qabsaday Sideed qori uu isugu jira Ak47 Bkm iyo Hal qori oo Saban ah

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post