1338 Views

Akhriso:-:-Wax Looga Hadalay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle

Akhriso:-:-Wax Looga Hadalay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 21, 2019 –Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo Shir Guddoominayay Shirka Golaha Wasiirada ee Maanta ayaa looga hadlayay arrimo Kale duwan.

Shirka todobaadla ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee Madaxtooyada Hirshabelle ee Magaalada Jowhar ayaa looga hadlayay mashruuca Midnimada 2 kaasi oo isugu jira xasilin amni dib u heshiisiin iyo wacyigalin.

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Dowladaga Hoose ee Hirshabelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa golaha sharaxaad ka siiyay mashruuca midnimo 2 qorshayaashiisa iyo muhiimada uu u leeyahay Hirshabelle.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment