1080 Views

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay qoraal ka soo baxay Dowlada Federalka

Maamulka Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay qoraal ka soo baxay Dowlada Federalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 26, 2019–Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha dowlada federalka kaasi oo ahaa habraaca doorashooyinka maamul goboleedyada.

War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubba ayaa lagu sheegay in qoraalkaas uusan waafaqsanayn dastuurka sidaa awgeedna ay xaq u leedahay maamulka Jubba inuu qabto doorasho xor ah.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Maamulka Jubbaland;

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment