1149 Views

Akhriso:-Maxay Hir-Shabeelle ka tiri Magacaabista Wakiilka Cusub ee QM?

Akhriso:-Maxay Hir-Shabeelle ka tiri Magacaabista Wakiilka Cusub ee QM?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 04,, 2019  –Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo dhoweeyay Magacaabista Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya James Swan kaasi oo UN-ka wakiil uga noqon doona Soomaaliya.

 

Hir-Shabeelle ayaa sheegtay inay mar walba ilaalineyso Midnimada soomaaliya,isla markaana ay wadashaqeyn la yeelanayaan Wakiilka Cuusb ee Qaramada Midoobay u soo Magacaawday Soomaaliya.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa mudo haatan laga joogo lix Bilod waxaa ay dalka ka ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay u joogay dalka ee Nicholas Haysom,kadib markii dowladdu sheegtay inaysan la Shaqeyn karin.

 

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hir-Shabeelle oo ku qoran Luuqada Inglish-ka.

Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa soo dhoweeyay Magacaabista Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya James Swan kaasi oo UN-ka wakiil uga noqon doona Soomaaliya.

 

Hir-Shabeelle ayaa sheegtay inay mar walba ilaalineyso Midnimada soomaaliya,isla markaana ay wadashaqeyn la yeelanayaan Wakiilka Cuusb ee Qaramada Midoobay u soo Magacaawday Soomaaliya.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa mudo haatan laga joogo lix Bilod waxaa ay dalka ka ceyrisay Wakiilkii Qaramada Midoobay u joogay dalka ee Nicholas Haysom,kadib markii dowladdu sheegtay inaysan la Shaqeyn karin.

 

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hir-Shabeelle oo ku qoran Luuqada Inglish-ka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment