1206 Views

Maxaa looga hadlaya kulanka Golaha Shacabka ee maanta

Maxaa looga hadlaya kulanka Golaha Shacabka ee maanta
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Juun 22, 2019 –Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 22/6/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho.

Ajendaha kullanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Maanta ayaa ah   U codeynta H/Sharciyeedka Dhismaha Guddiga ladagaalanka Musuq.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

Kulamadda Xildhibaanadda ayaa baaqanayay maalmihii ugu dambeeyay, waxaana Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu ku baaqay in xildhibaanada ay soo xaadiraan kulanka, islamarkaana Cidii maqnaata lala xisaabtami doono.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment