1740 Views

SAWIRO: Garoonka Koonis oo loogu Magacdarayo Gudoomiyihii Gobolka Banaadi

SAWIRO: Garoonka Koonis oo loogu Magacdarayo Gudoomiyihii Gobolka Banaadi
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 09, 2019 —Kulan loogu duceynayo Allaha u naxariistee Gudoomiyihii  gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Yariisow oo ahaana Duqii magaalada Muqdisho ayaa saaka ka biloowday garoonka Banaadir.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb gali doonaa Madaxda ugu sareysa dalka, xildhibaano, Wasiiro iyo Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed.

Garoonka ku badda Cagta ee Koonis ayaa lagu waddaa in Magaca laga badalo oo loo bixiyo Eng Yariisw sidda ay sheegtay Wasiirka dhalinyaradda Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment