1389 Views

Sawiro:-Duqa magaalada London oo la kulmay wiilka Cabdiraxmaan Yariisow

Sawiro:-Duqa magaalada London oo la kulmay wiilka Cabdiraxmaan Yariisow
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 16, 2019 —IDuqa magaalada London, Sidiiq Khan ayaa la kulmay wiilka Injineer Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ahaa guddoomiyihii gobolka Banaadir oo dhawaan u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarixii ka dhacay dhismaha maamulka Banaadir.

 

Sadiiq Khan waxaa uu tacsi u diray dhammaan eheladii uu ka geeriyooday Injineerka.

 

Waxaa uu sidoo kale la kulmay qurba joogta soomaalida ee ku sugan London isla markaasna waxaa uu ka hadlay doorka bulshada Soomaalida ay ku leeyihiin horumarada dalkaas.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment