1203 Views

SAWIRO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Xudur

SAWIRO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Xudur
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 10, 2019 —Wafdi uu HogGaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa waxaa siweyn loogu soo dhoweyey Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

 

Wafiga Madaxweynaha Dowlad DGKG ayaa horudhac u ah Wafdi uu Hogaaminaayo Ra”isul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre oo la filayo in daqiiqadaha oo socda uu gaaro degmada Xudur.

 

Dadweyne farabadan ayaa haatan ku sugan Garoonka Kubbada Cagta ee Dr Waaberi,halkaasi oo la filayo in Ra’iisul Wasaaraha uu Bulshada degmada xudur uu kula hadlo.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment