1155 Views

SAWIRO:-Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Mursal & Safiirka Ingiriiska?

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 04, 2019–Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka  Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cadiraxmaan ayaa maanta oo Isniin ah waxaa uu xafiiskiisa Ku qaabilay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr. Ben Fender Obe

 

Gudoomiyaha iyo Safiirka ayaa waxay kawada hadleen xoojinta iyo xiriirka labada dal iyada oo Safiirkana uu Gudoomiyaha warbixin ka siiyay howlaha baaxadda leh ee ay Soomaaliya ka wadaan.

 

 

Dowladda Britain ayaa waxaa ay kamid tahay dowlaha taageera Soomaaliya,waxaana horay ay u sheegtay inay caawin doonaan  Baarlamaanka Soomaaliya.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment