801 Views

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo sheegay in loo awood sheegtay

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo sheegay in loo awood sheegtay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 10, 2019–Guddoomiyihii Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Xildhibaannada Maamulkaas ay sheegeen Khamiistii inay xilkii ka qaadeen ee Cabdi Xakiin Dhoobo-Daareed ayaa ka hadlay sababtii keentay in xildhibaannada sheegaan inay xilkii ka qaadeen.

 

Waxaa uu sheegay in isaga uu leeyahay Mustaqbal siyaasadeed,isla markaana uu doonayay in dadka Reer Puntland si sax ah loogu Shaqeeyo,hayeeshee ay taasi diideen Madaxda Hoggaamisa Puntland.

 

Waxa uu sheegay in lagu tari falay,dhaqaalihii iyo midnimadii Puntland,isla markaana markii uu taasi diiday ay bilaabatay in la isku awood sheegto,waxaana uu sheegay in Puntland ay xilligaan u baahan tahay badbaado.

 

Hadalkan ayaa waxaa uu sheegay Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Cabdi Xakiin dhoobo-daareed kulan uu Maanta la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada Xingalool.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment