945 Views

Kulamo Siyaasadeed oo ka socda Nairobi

Kulamo Siyaasadeed oo ka socda Nairobi
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 14 , 2019 | QOL |   –Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran mudane Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa xalay magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaam Madoobe oo maalmiii lasoo dhaafay ku sugnaa Nairobi.

 

Kulankan oo lagaga wada arrinsanayey xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Doorashada 2020/2021 ayaa sidoo kale kulanka waxaa ku weheliyey madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

 

 

 

Shariif Sheekh Axmed ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxaa ku sugnaa qaar ka mid ah dalalka Afrika, waxaana uu kulamo kala duwan la qaadanaayay qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment