1302 Views

SAWIRO: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo booqday Isbitaallada Muqdisho

SAWIRO: Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo booqday Isbitaallada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed Madaxdii hore ee Qaranka ayaa booqday qaar ka mid ah Isbitaallada Muqdisho oo la dhigay dhaawacyada dadkii maanta ay waxyeelado kasoo gaartay Qaraxii ka dhacay Isgoyska Ex Kontrool Afgooye.

 

Madaxdii hore ee Qaranka ayaa gurmad ugu baaqay dhammaan bulshadda Soomaaliyeed , waxaana ay sheegeen in dhaawacyadda la geeyay Isbitaallada ay badan yihiin.

 

Dad badan ayaa ku dhintay Qaraxii maanta ka dhacay  Isgoyska Ex Kontrool.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment