909 Views

Janeraal Xaftar oo Horjoogsaday Dhoofinta Saliidda

Janeraal Xaftar oo Horjoogsaday Dhoofinta Saliidda
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 19 -2020—Ciidamo uu hoggaamiyo General Khaliifa Xaftar oo ah nin mucaarad ku ah dawladda uu caalamku aqoonsan yahay ee dalka Libya ayaa horjoogsaday dhoofinta shiidaalka ee dalkaas.

 

Tallaabadaan ayaa kusoo aadeyso xilli lagu wado in maanta uu shir dib u heshiisiin ahi dalka Jarmalka uga furmo kooxaha ku dirirsan dalka Libya.

 

 

 

General Xafta oo qeyb ah shirkaas ayaa joojiyey shiidaalka laga dhoofiyo dekedaha uu gacanta ku hayo.

 

Jeneraalka ayaa qeyb ah shirkaasi maanta lagu wado inuu furmo,kas oo looga hadli doono arrimo ku saabsan xal u helida dagaalada sokeeye ee xilligaan ka aloosan Gudaha dalka Libya.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment