735 Views

Ahlusunna oo markale cadeysay mowqifkooda doorashada Galmudug

Ahlusunna oo markale cadeysay mowqifkooda doorashada Galmudug
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 29-2020—Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa markale waxaa uu sheegay in howlaha doorashooyinka ay dowladda Soomaaliya ka wado magaalada dhuusamareeb ay yihiin kuwo si musuq maasuqa ah ku socda,isla markaana ay qeyb ka aheyn.

 

Waxaa uu sheegay in Xildhibaannada Cusub ee galmudug ay dowladda Federaalka 69 kamid ah madaxtooyada Soomaaliya kusoo xushay,isla markaana laa ilaaliyey kuwo xiriir la leh Ahlusunna Wal-Jamaaca.

 

 

 

Isaga oo sii hadlayay Maxamed Shaakir Cali Xasan waxaa uu sheegay in doorasahdii guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay aheyd mid musuq iy lacag lau doortey,isla markaana doorashadaas ay aheyd mid afduub ah.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment