1005 Views

Jubbaland oo hakisay ka qeybgalka Shirarka deyn Cafinta Soomaaliya

Jubbaland oo hakisay ka qeybgalka Shirarka deyn Cafinta Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Talaado   , March 4, , 2020 —Wasaaradda maaliyada maamulka Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Wasaaradda Maaliyada DFS garwadeenka ka tahay.

 

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka maaliyadda Jubbaland ayaa guud ahaan lagu hakiyay qorshaha dowladda Soomaaliya ee dhanka maaliyadda ee Jubbaland.

 

 

 

Waxa ay sheegtay Jubbaland in sababta hakinta ay tahay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay Qalalaaso ka waddo degaanada Jubbaland.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment