1050 Views

Ma ka daashay wararka la xiriira faafidda Coronavirus?10 War oo farxad leh ayaan kuu haynaa

Ma ka daashay wararka la xiriira faafidda Coronavirus?10 War oo farxad leh ayaan kuu haynaa
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 11, 2020 –Aqriste malaha Waxa aad ka daashey Wararka faraha badan ee ku saabsan faafidda Coronavirus, tirada dadka uu sababay geeridooda, inta la ildaran iyo dhibaatada uu ku hayo adduunka, haddaba waxa aan kuu haynaa 10 War  oo kaa farxisa kuna saabsan Fayraskan

  1. 99% Bukaanada xannuunkani haleelay waa ka caafimaadi doonaan, Qaarkood wax astaamo ah kama soo bixin
  2. Celiceliska dadka u geeriyooday guud ahaan waa 1% laganayaabee in ay ka yar yihiin
  3. Halleeddiisa carruurtu aad ayay u yartahay, astaamaha cudurukuna waa u sahlan yihiin
  4. Dowladaha & xukuumaduhu waxa ay ula tacaalayaan si dhab ah, waxaana ka go’aan la dagaallanka Coronavirus
  5. Culimadu waxa ay fahmeen sida Fayraskani jirku u xera-taraaro Jirka, waana arrinta sahleysa horumarinta daawo ama Tallaal
  6. Dowladaha adduunku waxa ay ku tartamayaan sidii ay u soosaari lahaayeen Tallaal ku habboon Fayraskan
  7. Waxaa suuragal ah in walxo lid ku ah laga qaado bukaanada Corona, si looga illaaliyo dadka kale ee halista ugu jira
  8. Baarayaal u dhashay Australia tijaabada 2 daawo oo Fayraskan loogu talagalay
  9. Dawo ay soosaartay dowladda Jabbaan waxa ay kuujisay guul laga gaaray xannuunkan
  10. Dowlado ayaa tijaabinaya Dawada Chloroquine ee lagula dagaalo Duumada.

Isha: Aljazeera 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment