786 Views

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay olole lagu buufinayo Wadooyinka

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay olole lagu buufinayo Wadooyinka
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 21 2020–Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray ololihii ugu horeeyay ee lagu buufinaayo sunta ka hortaga faafinta cudurka Covid-19 oo si adag u saameeyay Caalamka.

 

Booyada siday sunta looga hortago cudurka faafa ee Coronavirus ayaa lagu buufinayay qaar kamid degmooyinka gobolka Banaadir waxaana ololahaani daah-furkiisa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir.

 

 

 

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa habeen walba waxaa ay shaacisaa warbixino la xiriira Coronavirus,iyada oo soo bandhigta dad horleh oo laga halay Cudurka kuwa u dhintay iyo kuwo ka Caafimaaday.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment