1005 Views

Taliska Booliska Gobolka Bari oo soo saarey Amar ku socda Ganacsatada

Taliska Booliska Gobolka Bari oo soo saarey Amar ku socda Ganacsatada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Arbaco    , March 25, 2020 —Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa kormeer Wacyigalin ah ku tagay Suuqa Weyn Ee Magalada Bosaaso,isaga oo Ganacsatada Suuqa Bosaaso kala hadlay in aan qiimaha Ganacsiga lagu kordhin Dadka,iyada oo Ganacsatada ka faa’iidesanaya saameynta Ganacsiga Wadadama Caalamka uu kaga yeeshay Cudurka Coronavirus.

 

G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa sidoo kale Ganacsatada ka wareystey sida Ciidanka Booliska ay ula dhaqmaan markii ay howlgalada ka Sameeynayaan Suuqa.

 

 

 

Ugu dambeyn Taliyaha ayaa ku marey dhamaan Ganacsatada gobolka bari gaar ahaan kuwa Suuqa Boosaaso inaysan maciishada dadka ku qaaliyen karin Ganacsadihii amarka ka dhega adeegana tallaabo laga qaadi doono.

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment