882 Views

Xayiyaarada Kenya saartay Islii oo laga soo horjeestay

Xayiyaarada Kenya saartay Islii oo laga soo horjeestay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 07 2020–Xildhibaanka Kamakunji ee Xaafada Islii ka tirsan yahay ee Yuusuf Xasan ayaa si adag uga jawaabay Go’aanka kasoo baxay Kenya ee xayiraada lagu saaray Xaafadda Islii.

Wuxuu ku tilmaamay eex inuu yahay go’aankaas. “Kumannaan qof oo kale ayaa halkaas u shaqo taga ama ka dukaameysta.

Wasiirka Caafimadka ee dalka Kenya ayaa xayiraad guud ku soo rogay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi iyo qayb ka mid ah magaalada Mombasa.

Labadaas goobood ayaa laga helay kiisas badan oo cudurka Coronavirus ah. Yuusuf Xasan, oo ah xildhibaanka degmada Kamukunji oo ay ka tirsan tahay xaafadda islii oo go’aanka diidan.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment