906 Views

Dhaqaalaha Sacuudiga oo hoos u dhac xooggan ku yimid

Dhaqaalaha Sacuudiga oo hoos u dhac xooggan ku yimid
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 13 2020–Dawladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in dhaqaalaha dalka oo hoos u dhacay dartii ay soo rogtay tallaabooyin ay ku dhimayso kabiddii, canshuur dhaafkii, iyo gunnooyinkii ay muwaadiniinta siin jirtay.
Hoos u dhaca dhaqaalaha Sacuudiga ayaa waxaa horseeday saameynta uu cudurka Coronavirus ku yeeshay dalkaas, qiimihii shidaalka ee caalamka oo hoos u dhacay iyo dalxiiskii goobaha barakeysan ee dalka oo meesha ka baxay.

Sacuudiga ayaa sidoo kale kordhiyey canshuurtii iibka, si loo kordhiyo dhaqaalaha dalka soo gala, waxaana la dhimay miisaaniyaddii dowladda.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment