885 Views

Qodobo horudhac ah oo kasoo baxay wada-hadallada Jabuuti

Qodobo horudhac ah oo kasoo baxay wada-hadallada Jabuuti
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 18, 2020–Shirkii u dhaxeeyay Guddiyada farsamo ee dalka Jabuuti uga socday Guddiyada ka kala socday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliiya iyo Soomaaliland, iyada oo laga soo saaray qodobo horudhac ah oo ay wada gaareen.

Xalay fiidkii ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in wada-hadallada lagu kala kacay,kadib markii labada dhinac ay isku mari waayeen qodobada qaar,hayeeshee Mas’uuliyiinta Jabuuti ay soo farageliyeen dibna la isugu laabtay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf AyaaAqriyey Waxyaabihii ka soo baxay shirkii Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post