879 Views

Madaweynaha Tunisia oo wax ka badalay dastuurka dalkaas

Madaweynaha Tunisia oo wax ka badalay dastuurka dalkaas
____________________________________________________________________________

Sabti: September 11, 2021

  • Tunis: M/weynaha dalka Tunisia Keys Saacid ayaa sheegay inuu wax ka badalayo dastuurka dalkaas ayadoo uu jiro walaac ah inuu doonayo m/weynuhu inuu xukunka dheeraysto.
  • M/weyne Kays oo ka hadlayay telefishinka dawlada ayaa sheegay inuu doonayo inuu wax ka badalo qodobada qaar kuwaasoo lagu soo daray sanadkii 2014.
  • Inkastoo aan si cad loo sheegin qodobada wax laga badalayo haddana waxay mucaaradku sheegeen in qodobada uu m/weynuhu doonayo wax ka badalayo ay ku jiraan qodobada xil haynta m/weynaha ka hadlaya.
  • Mucaaradka Tunisia ayaa mar kale ku celiyay in m/weynaha dalkaas uu doonayo inuu xukunka sii joogo.
  •  
  •  

Tahliil.Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post