711 Views

Dab ka kacay deegaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda Gobolka Sanaag

Dab ka kacay deegaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda Gobolka Sanaag
____________________________________________________________________________


Isniin:July 4, 2022

Dabka ayaa ka kacay deegaanka Gaacidh oo ka mid ah buuraleyda Gobolka Sanaag ayaa lagu soo warramayaa in uu baabi’iyay dhirta halkaas.

Wararka waxay sheegayaan in dabkan shaley ka kacay meel udhow buurta Daalo uu ilaa iyo haatan socdo iyadoo dhir badan ay gubatay.

Sidoo kale Baraha bulshada waxaa qabsaday sawirrada keymo gubanayo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post