Itoobiya oo lagu xiray Mas’uuliyiinta OLF Posted on July 7, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 07 2020–Ciidammada amniga ee Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay shan sarkaal oo sar-sare oo ka tirsan jabhadda Oromada ee…Read more »
Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo qaabilay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Posted on July 7, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 07 2020–Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran iyo Hoggaanka dhaqanka beellaha Muqdisho ayaa kulan ku yeeshay xarunta Madasha ee Muqdisho. Guddoomiyaha…Read more »
Galmudug oo shir ka yeelatay Suggida Amniga Shirka maamul goboleedyada Posted on July 7, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 07 2020–Madaxweyne kuxigeenka Galmudug State mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir gudoomiyay shirka Amniga Galmudug oo ka dhacay Magaalada…Read more »
Puntland oo dastuur jebin ku eedeeysay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Posted on July 7, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 07 2020–Maamulka Puntland ayaa ka digay in ay sii socoto dastuur jabin ay sheegeen in ay ku kaceen Guddoonka…Read more »
Ganacsatadda Qaadka Kenya oo dowladda Soomaaliya cabasho ka ah Posted on July 7, 2020 by Bashiir Barre | Mogadisho | QOL | July 07 2020–Qaar ka mid ah Ganacsatada khaadka ama jaadka dalka Kenya ayaa cabasho ka ah dowladda Soomaaliya ka dib…Read more »
Dr. Cali Waare “Aniga laftigeyga ma aanan sugayn abaalmarintaas, filan-waa [verrassing] ayeey igu noqotay..” [WAREYSI] Posted on July 7, 2020 by QOL Contributor | Talaado, 7 Luuliyo [Qaranimo Online] Dr. Cali Waare waa Guddoomiyaha dalladda “Isutagga ururada Soomaalida Nederlands” dalladaas oo magaceeda loo soo gaabiyo FSAN, ayna ku middeysan…Read more »