939 Views

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Wasiiro Cusub
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL|Auus 02 2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka qaadis ku sameyey Qaar kamid ah Golaha Wasiirada isagoona kuwo kale Cusub uu Magacaabay.

Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday Wasiirka Haweenka maamulka Koonfur Galbeed waxaana uu xilkaasi u Magacaabay Fahiima Cumar Cusmaan.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta maamulka Koonfur ayaa loo Magacaabay Salax Sayid Shariif.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Sidoo kale Magacaabay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta maamulka Koonfur Galbeed Aweys Cusmaan Xuseen.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | _______________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post