825 Views

Maxay isku hayaan Dowladda Federaalka & Ahlusunna?

Maxay isku hayaan Dowladda Federaalka & Ahlusunna?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December  02- 2019–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegayay in kala aragti duwanaansho ay soo kala dhexgashay dowladda Federaalka iyo hoggaanka Ahlusunna ee Gacanta ku haya Magalada Dhuusamareeb & Magaalooyin kale oo ku yaalla Gobolka Galgaduud.

 

Hadaba shirar kala duwan ayaa ka socda Magalada Dhuusamareeb, iyada oo wufuud ka socda DowladdaS oomaaliya ay halkaasi ku sugan yihiin.

 

Xafiiska WArarka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment