924 Views

Madaxweyne Deni oo la kulmaya Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare

Madaxweyne Deni oo la kulmaya Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  September 2 2020—Madaxwaynaha puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa birito kulan la yeelanaya Gudiga Joogtada ah ee Aqalka Sare .

Kulanka ayaa intiisa badan looga hadlaya arimaha doorashooyinka ,marxalada kala guurka ah ee uu dalka maraayo , iyo is xog wareysi guud oo ku saabsan wax yaabihii golaha uqabsoomay mudadii ay xilka haayeen .

Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa ku wargaliyay Guddiga joogtada ah in ay soo xaadiraan kulanka.

Aqalka Sare ayaa khilaaf xooggan kala dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo oo ay horay ugu eedeeyeen in uu baalmaray Sharciga.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post