780 Views

Kulan u socdo Axmed Madoobe & Guddoomiyaha Aqalka Sare

Kulan u socdo Axmed Madoobe & Guddoomiyaha Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  September 06 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goordhow gaaray Xarunta Aqalka Sare, halkaas oo uu Maanta khudbad ka jeediyay doono.

Axmed Madoobe Axmed haatan kulan la leh Guddoomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi, iyaga oo ka hadlaya arrimo badan oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee dalka.

Madaxeeynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sidoo kale la filayaa in uu kulan la qaato

Guddiga Jogtada Golaha Aqalka Sare, iyada oo Sanatarada aqalka Sare qaarkood ay su’aalo weeydiin doonaan.

Wararka kusoo kordha kala socda www.radiorisaala.com.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post