Madaxweynihii hore ee Galmudug oo walaac ka muujiyay natiijada imtixaankii lagu dhawaaqay
Mogadisho | QOL | September 06 2020—Waxaa isoo gaaraya walaaca iyo tabashada dad badan ay ka qabaan natiijadii imtixaankii fasalka 12aad ee maanta faafisay…