789 Views

Wakiilka QM oo la kulmay qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka

Wakiilka QM oo la kulmay qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL |  September 23 2020
—Odayaasha dhaqanka Beelaha oo uu hoggaaminayay Maxamed Xasan Xaad ayaa la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Kulankaan oo ka dhacay xarunta Xalane ayaa looga hadlay Arrimaha doorashooyinka dalka.

Odayaasha Dhaqanka ee Xaad hoggaamiyo ayaa Cabasho ka qabay hanaanka doorashooyinka dalka.

Waxaa sidoo kale jira in dhaliilo joogto ah ay hawada marinaayeen Madaxweyne Farmaajo, waxaana qaarkood ay qabaan walaac ku Aadan in liiska laga tiro.

Heshiiskii dhawaan lagu Villa Soomaaliya lagu saxiixay  ayaa qeexaya in dib loogu laabtay hanaanka soo tulisa Ergada ee Odayaasha Dhaqanka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  ______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post