795 Views

Wararkii ugu dambeeyay magacaabista golaha Wasiirada

Wararkii ugu dambeeyay magacaabista golaha Wasiirada
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL October 03, |  2020
—Ilo xog ogaal ah ayaa Risaala u sheegay in Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu qorsheeyay in uu ku dhawaaqo liiska golaha wasiirada cusub.

Wararka qaar ayaa sheegaya in wasiirada cusub ay u badan yihiin xukumadiii xasan Cali Kheyre.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday wadatashiyo uu la qadanayay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Liiska golaha wasiirada ayaa waxaa kaaso dhex muuqan doona wasiirada hore iyo kuwa cusub, waxaana qorshuhu ku dhawaaqida yahay 48 saac ee socota.



Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post