780 Views

Ogeysiis muhiim u ah Soomaalida ku nool UK

Ogeysiis muhiim u ah Soomaalida ku nool UK
____________________________________________________________________________

Waxaa la ogeysiinayaa waalidiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska in dhowaan dib loo billaabi doono waxbarashada machadka [First Academy] faracyadiisa London & Birmingham.

First Academy, ayaa sida aad horay kaga barateen  idin diyaariyay macalimiin taqasusyo kala duwan leh, oo ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata iskuulada dalka Ingiriiska ka caawinaya casharada iskuulka, waxaana Iskuulkan oo ka diiwaangashan wasaaradda waxbarashada UK, lagu soo kordhiyay qalabyo casri ah oo caruurtu u fududeynaya qaadashada iyo fahamka casharadooda.

Waalidiinta iyo cid kasta oo dananeysa in ay wax ka barato machadka First Academy waxay kala xiriiri kartaa: Mohamed Ibrahim Osman, Bashir Ibrahim Osman, Osman Ibrahim Osman, 01214399530 first Academy Birmingham. And first Academy London 02085143388 and mobile 07840528960

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post