864 Views

Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada

Puntland oo diiday in la kala diro guddiga ganacsatada
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL October 31|  2020—Madaxweynaha Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi karaash ayaa buriyeey kala diristii Rugta Ganacsiga oo uu horey ugu dhawaaqay Wasiirka Ganacsiga & Warshaddaha Puntland.

Waxaa uu sheegay in dhammaan la joojiyay kala dirista, islamarkaana loo baahan yahay in ay dardargaliyan shaqooyinka horyaalla.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale wasiirka iyo guddi kala dalbaday wada shaqeyn.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
_____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post