792 Views

Somaliland oo xukun ku riday Milkiilaha Astaan TV

Somaliland oo xukun ku riday Milkiilaha Astaan TV
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Maxkamadda Gobolka ay Soomaliland u taqaano Maroodi-jeex ayaa Maanta Milkiilaha Astaan TV Cabdimanaan Yuusuf  waxaa ay ku riday ku xukuno kala duwan.

Maxkamadda ayaa ku riday Milkiilaha Astaan TV 5 Sano oo Xarig ah Xarumaah Astaan TV ee degannada Soomaaliland oo la xayiray iyo Ganaax lacageed oo dhan 2 Billion oo ah Shillinka Soomaaliland.

Warkan oo faah faahsan kala socda www.radiorisaala.com


Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post