Musharax Mustaf dhuxulow “ Dalkaan waxa uu ka adag yahay Xiligii Jabhadaha dalka iyo Kacaankii, waxaana arintaas Mas’uul ka ah Fahad iyo farmaajo..
Musharax Mustaf sh. Cali dhuxulow oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee u taagan Doorashada Madaxweynaha 2021- ayaa aad uga Dayriyay in doorasho Xalaal…