Musharax Xuseen Cabdi Xalane “ Wixii shalay dhibaato ku dhacay shacabkii Banaanbaxayay waxaa Mas’uuliyadaas iska leh kuwa fadhiya Villa Somaliya..
Siyaasiga Xuseen Cabdi Xalane oo horay u sooo Noqday Wasiirkii Maliyada Somaliya ahna Musharax u taagan Xilka Madaxweynanimo ee Somaliya 2021- ayaa si kulul…