951 Views

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal oo u sheegay Raisal Wasare Rooble Fariin

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal oo u sheegay Raisal Wasare Rooble Fariin
____________________________________________________________________________

Arbaco  10/2/2021

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo guddoominaya kulanka Golaha Shacabka ee uu ka hor-hadlay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha uusan ka hadli doonin howlo ku aaddan doorashada dalka balse uu ka hadlayo kaliya waxqabadkiisa.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Howlaha doorashada ay hore uga hadleen golaha Isla markaasna looga baahanyahay in ay fuliyaan xukumadda iyo maamul goboleedyada.

Sidoo kale Intaa waxa uu raaciyay Gudoomiye Mursal in aanan loo baahneyn sacab foori iyo firinbi lana ilaaliyo buu yiri xeer hoosaadka golaha.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post