Askari Turki ah oo lagu dilay gudaha Ciraaq kadib dagaal dhexmaray PKK Posted on February 12, 2021 by QOL Contributor | Jimco 12/2/2021 Ugu yaraan saddex kamid ah ciidamada Turkiga ayaa lagu diley gudaha wadanka Ciraaq, kadib markii kooxda Kurdiyiinta( PKK) iyo Ciidamada Turkiga dagaal…Read more »
Shil ay ku dhinteen ku dhawaad 10 qof oo ka dhacay magaalada Fort Worth ee gobalka Taxes ee dalka Mareykanka. Posted on February 12, 2021 by QOL Contributor | Jimco 12/2/2021 Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dad kale oo badana waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay magaalada Fort…Read more »
Dowladda Shiinaha oo ka mamnuucday BBC qeybta dibadaha la hadasho inay ka howlgasho dalkaaasi Posted on February 12, 2021 by QOL Contributor | Jimco 12/2/2021 Dowladda Shiinaha ayaa mamnuucday BBC qeybta dibadaha la hadasho inay ka howlgasho dalkaaasi, waxaa sidaasi shaacisya hay’adda u qaabilsan dhanka telefishinada iyo…Read more »
Amni darrida ku soo korortay Soomaaliya waxay khatar weyn ku tahay howlaha samafalka ee ka socda dalka, H’yadaha Qaramada Midoobay Posted on February 12, 2021 by QOL Contributor | Jimco 12/2/2021 Amni darrida ku soo korortay Soomaaliya waxay khatar weyn ku tahay howlaha samafalka ee ka socda dalka, sidaana waxaa Khamiistii sheegay mid…Read more »
Koox Mafiyo ah oo la ogaaday in dadka caanka ah iyo kuwa dhaqaale ahaan ladan ay ka soo raacaan barta Instagram Posted on February 12, 2021 by QOL Contributor | Jimco 12/2/2021 Koox tuugo ah oo ka hawlgasho magaalada Milaano ayaa la ogaaday in dadka caanka ah iyo kuwa dhaqaale ahaan ladan ay ka…Read more »