714 Views

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo joojisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo joojisay isku  imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.
____________________________________________________________________________

Feb 17/2/2021

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in shaqaalaha intooda badan la fasaxay, isla markaana ay soo shaqa tegayaan oo kaliya inta aan looga maarmeyn xafiisyada hey’adaha dowladda.

Tallaabadan ayaa loo sababeeyey yareynta faafitaanka cudurka Coronavirus oo hadda ku soo laba kacleeyey Soomaaliya.

Hoos ka akhriso warqadda\

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post