Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah Murashaxiinta oo war-saxaafadeed kasoo saaray dhacdadii ciidamada dowladda ku rasaaseeyen banaanbaxayaashii
Feb: 19/2/2021 Jabriil Ibraahim Cabdulle oo kamid ah Murashaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray dhacdadii maanta ee ciidamada dowladda ku rasaaseeyen banaanbaxayaashii…