867 Views

Madaxweynaha Galmudug oo garsoorayaal u magacaabay Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha Galmudug

Madaxweynaha Galmudug oo  garsoorayaal u magacaabay Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha Galmudug
____________________________________________________________________________

Sabti: June 26 2021

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta garsoorayaal u magacaabay Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha gobollada iyo degmooyinka.

Maxkamadda Sare ee Galmudug:

1. Mahdi Cabdullaahi Macalin Nuur- Garsoore
2. Cabdullahi Cabdiqani Sh Yuusuf- Garsoore
3. Maxamed C/llahi Ilbir- Garsoore.

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud:

1. Cabdullahi Axmed Cali -Gudomiye
2. Cabdiraxman Xasan Cali -Garsoore
3. Cabdirisaaq Cabdulle Xasan – Garsoore

Maxkamadda Gobolka Galgaduud:

1. Cismaan Cali Maxamed – Guddoomiye
2. Axmed Salaad Kulane – Garsoore
3. Cabdirisaaq Bashiir Sh. Ciise -Garsoorem

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Mudug

1. Nuur Cali Culusow – Garsoore
2. Maxamuud Cabdi Cabdulle -Garsoore.

Maxkamadda Gobolka Mudug:

1. Xuseen Aadan Axmed -Garsoore
2. Cabdullahi Cabdiraxmaan Maxamed – Garsoore

Maxkamadda Degmada Hobyo:

1. Shaafici Cali Aadan – Guddoomiye
2. Xirsi Maxamuud Xalane – Garsoore

Maxkamadda Degmada Guriceel:

1. Maxamuud Jimcaale Xalaned – Guddoomiye
2. Cabdirisaaq Diiriye Faarax -Garsoore

Maxkamadda Degmada Cadaado:

1. Cabdicasiis Ciise Cali – Guddoomiye
2. Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamuud -Garsoore

Maxkamadda Degmada Balanbal:

1. Xuseen Cabdullaahi Yuusuf – Guddoomiye
2. Axmed Aadan Cilmi – Garsoore

Maxkamadda Degmada Cabudwaaq:

1. Yuusuf Cumar Maxamed – Guddoomiye
2. Ibrahim Yusuf Maxamuud – Garsoore.

Maxkamadda Degmada Xeraale:

1. Shariif Ciise Maxamed – Guddoomiye
2. Cabdiqaadir Cabdullaahi Maxamed – Garsoore.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post