879 Views

War deg deg ah: waxaa goor dhawayd geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Ugaaska Beesha Xawaadle

War deg deg ah: waxaa goor dhawayd geeriyooday  Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Ugaaska Beesha Xawaadle
____________________________________________________________________________

Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ku Geeriyooday allaha u naxariistee  Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ah  Ugaaska Beesha Xawaadle.

Ugaaska ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu ku Xanuunsanaa magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in uu la il darnaa Xanuunka CoronaVirus.

Sidoo kale Geeridda Ugaaska ayaa ku soo aadaysa Xili Maamulka Hirshabele ee bilo ka hor lagu dhisay Jowhar uu Muran ka taagan yahay.

Ugaaska oo fadhigiisa ugu weyn uu ahaa magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waayihii dambe ku noolaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya oo caawa uu ku geeriyooday. https://www.facebook.com/plugins/like.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcaasimadda&width=67&layout=button&action=like&size=large&share=false&height=65&appId=1638407442842626

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post