900 Views

Wasiirka Arrimaha dibada dalka Mareykanka oo sheegay inay sii kordhinayaan taagerada ay siiyaan dowladda Ukrain

Wasiirka Arrimaha dibada dalka Mareykanka oo sheegay inay sii kordhinayaan taagerada ay siiyaan dowladda Ukrain
____________________________________________________________________________

muqdisho /Qol/  March 11, 2021

Wasiirka Arrimaha dibada dalka Mareykanka Anthony Blinken ayaa sheegay inay sii kordhinayaan taagerada ay siinayaan dowladda Ukrain dhinacyada Dhaqalaha iyo Militariga.

Hadalkaan waxa uu ka sheegay isagoo ka hor hadlaayay Golaha aqalka senatka Mareykanka waxana uu carabka ku adkeeyay inay joogteen doonto Maamulka Biden taagerada lala garab taagan yahay Ukrain.

Sidoo kale hadalkaan ayaa ku soo aadaya Xili Dalka Ukrain ay garab istaagtay Madaxweynaha haatan Xilka la Wareegay, kadib Markii Fadeexad ay ku soo baxday Madaxweyne Trum oo xiligaas doonayay in uu ceeb uga dhigo Wiil uu dhalay Biden in Dalkaas uu ka qaatay mashaaric sharci daro ah Xiligii Obama.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post