1749 Views

Dacwada badda Soomaaliya oo maanta mar kale bilaabatay

Dacwada badda Soomaaliya oo maanta mar kale bilaabatay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 16da Maarso, 2021Maanta oo Talaado ah waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague ee dalka Netherlands dhagaysiga dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Dawladda Kenya ayaan iyadu qeyb ka aheyn dhageysigii shalay dhacay.

Wafdi uu hoggaamiyo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ku sugan goobta ay ku socoto Maxkamada.

Waxaa lagu waddaa in saacaddaha ay saxaafadda la hadlay ayna sheegeen in labadii maalmood Soomaaliya maanta la dhageystay berrina ay tahay maalmihii Kenya.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post