1908 Views

Farmaajo oo markii lixaad Shir ku baaqay

Farmaajo oo markii lixaad Shir ku baaqay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, 20da Maarso, 2021Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhammaday ee Farmaajo ayaa shir iskugu yeeray Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah DF iyo Gobolka Banaadir.

Shirkan oo labo maalmood soconaya waxaa looga gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Baydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17-kii Sebteembar 2020.

Wuxuu shir iclaamiyay Lix jeer labo bilood gudahood, waxaa diiday in ay aqbalaan maamulada Puntland iyo Jubbaland.

January 30, 2021

February 9, 2021

February 17, 2021

February 22, 2021

March 01. 2021

March 20, 2021

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post